Afhayeenka dowlad goboleedyada oo ka jawaabay hadalkii Wasaarada A/Gudaha Somalia

Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed, ahna Afhayeenka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda C/llaahi Shiikh Xasan ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay inay Ciidan iyo hub Magaalada Baydhabo ka dejisay. C/llaahi Shiikh Xasan ayaa sheegay in dayuurad siday ciidan in ay gaartay Magaalada Baydhabo,isla markaana la doonaayo in lagu carqaladeeyo doorashadda Koonfur Galbeed ka dhici doonta bisha … Continue reading Afhayeenka dowlad goboleedyada oo ka jawaabay hadalkii Wasaarada A/Gudaha Somalia